Last updated: June 29, 2012
Welcome visitor, you are currently not logged in.    Log in »    »

Welcome to Daarul Quran Online

Darul Quran Our aim insha'Allah is to help children and adults of all ages to learn the holy Quran with Tajweed whether they are complete beginners, have some prior knowledge or aleady possess advanced reading skills. Our trained male and female staff provide 1-to-1 tuition at a pace and schedule to suit everyone. With over 3 years of experience, we currently provide tuition services to adults and children living in USA, UK, Canada, France and Australia...

BUSHAARO BUSHAARO

Waxaa loogu bishaareynayaa bulsho weynta soomaaliyeed meel kasta oo ay dunida ka joogaan iyo daafaha caalamka inuu udiyaariyay machadka Daarul Quran Online duruus casriyeeysan oo laguugu dhigi doono online markasta iyo meelkasta oo aad joogtid xitaa hadaad safar gasho wuu kula soconayaa hadaba hadaan kuu sharaxo xiisadaha ama casharada laguu dhigi doono hadii uu Allah SWT raali ka noqdo waa sidan soo socota waxaa la guu dhigi doonaa... - Higaada Carabiga ta ugu saxsan - Barashada Quraanka Kariimka ah iyo Xifdigiisa Tajwiidka - Barashada Luqada Carabiga - Caqiidada - Fiqiga - Xadiiska - Iyo Siiradii Rasuulka CSW

The widgetised area is currently empty, click here to add widgets.
The widgetised area is currently empty, click here to add widgets.

CONTACT US

    USA NUMBER: +1612 746 7202
  • Tel: +254722363220
  • Skype Account: ayub.220
  • Email: darul.quran@hotmail.com
si dhibyar uga baro quranka ado gurigaaga jooga online

DOWNLOAD SKYPE HERE

Mutamarka AMIC UK 2011 Fadliga Quraanka

Awoodaha Aynu Dayacnay -Sh. Mustafe X. Ismail

Tajweed Lesson 1

sheekh.c/ caziiz xasan yacquub